SUPPORT WEBSITE

Sunday, December 28, 2014

SHEIKH MOHAMED IDIRIS ILA TALI. Urugada Adeerkay..Ma Illaawi Karaa??

11:40 AM 0
Sheekh Waxaan ahay nin dhalinyara ah oo Soomaaliya ku nool, Aabahay wuxuu dhintay aniga oo 3 sano jira.. Waxaanu ku noolayn gobol ka mid ah Soomaaliya, waxaanuna la degganayn Ayeeyaday & Awoowahay Hooyo, oo iyagu na hayey.. Aabahay wuxuu ahaa Madi, Hooyadiis aaney ilma kale dhalin, markuu dhintayna wey gablantay.. Ayeyo Aabe dhashay wexey ku noolayd gobol kale.. Ayeeyaday & Awoowahay Hooyo oo aanu la joogney ayaa wexey ku taliyeen in Ayeeyo Aabe naloo diro, si ay noogo indha qabowsato oo durriyadii madigeeda ay u aragto.. wey na soo jicsimeen Annaga iyo Hooyo, waxaanuna u nimi Ayeeyo Aabe, oo meel baadiye ah deggan.. 

Aad ayey noogu faraxday, dhawr bilood ayaanuna halkaas la joogney.. markii ilaa 3 bil aan joogney ayaa meeshii Abaar xumi ku dhufatay, xoolihiina ayeeyo ka dhamaadeen, noloshiina adkaatay, wexeyna ku talisay in

Friday, July 25, 2014

Qiso yar oo cajiib badan.

12:29 AM 0
Qiso yar oo cajiib badan.
QISO YAR OO CAJIIB AH.
Waxa la Wariyaye in Nabi Sulaymaan CS, Maalin isaga oo Fadhiya Badda Xeebteeda, ayuu Arkay Quraanshi u socota Dhinaca Biyaha Badda oo Xanbaarsan Xabad Firiley ah. Siduu u eegayay ayay Gaartay Biyihii, waxaana Biyaha ka soo baxay Rah. Rahii ayaa iyada iyo Xabadii Firileyda ahaydba Liqay oo Biyaha la Quusay. Haddaba ku Dhawaad Hal Saacad ayuu Sugay Nabi Sulaymaan CS, ilaa uu Rahii Biyiha ka soo Dhex baxay, wuxuuna kala Furay Afkiisii oo ay ka soo Baxday Quraanshadii oo Nool, laakin aan sidan Xabadii Firilayda ahayd. Haddaba Nabi Sulaymaan CS ayaa Wareysatay Quraanshada iyo meesha ay tagtay, waxayna ku jawaabtay sidan:-
Nabi Alloow Badda Gunteeda waxaa ku yaala Dhagax Xaraara ah oo weyn, waxaana ku Dhex jira Dixri Indho La', oo Alle halkaas ku Abuuray, Dixrigaas ayuu Rabbi ii Xil saaray inaan Quudiyo, Rahanna Allaah wuxuu u Xil saaray inuu Biyaha i Dhaafiyo si aysan Biyuhu ii Hafin, Maalin walba waxaan soo qaadaa Xabad Firiley ah, ka dibna Rahaan ayaa i Liqa, wuxuuna i Gaarsiiyaa Dhagaxaasi, haddaba Dhagaxaasi meel uu ka Jeexan yahay ayuu Afka saaraa, halkaas ayaan ka galaa oo aan ugu Geeyaa Dixrigaas, Xabadaasi Firileyda ah, ka dib markaan u geeyo ayuu Haddana Raha Afka igu soo qaadaa oo Banaanka i soo Gaarsiiyaa.

I
ntaas ka dib Nabi Sulaymaan CS, ayaa weydiiyay Quraanjadii oo ku yiri:- Maka Maqashaa wax Tasbiix ah Dixrigaasi?, waxeyna ku jawaabtay:- Haa Nabi Alloow wuxuu ku Cel-Celiyaa Rabbiga anoo Halkaan ku jira Arzaaqadiisa igu Galadeystoow, ku Galadeeso Naxriistaada Addoomahaaga Mu'miniinta ah.
Wabillaahi Towfiiq.
(ILAAHOOW NAXRIISTAADA NA SII)

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).

12:22 AM 0
QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).
QISO YAR OO CAJIIB AH.
(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).
Waxaa Jiray Nin la Oran Jiray Camar Binu Thabit Binu Waqash, Islaamka iyo Muslimiinta, aad Buu u Necbaa Naceeb Daran, Maalin Maalmaha Ka mid ah Nabiga CSW, wuxuu u Baxay Dagaalkii Uxud, si uu ula soo Dagaalamo Mushrikiintii Reer Quraysh, Balse Hal Mar Waxaa Camar Binu Thabid la soo Baxay Jaceylka uu u Qabo Muslimiinta iyo Nabiga CSW, wuxuu Bilaabay inuu Dadkii weydiiyay Nabiga CSW, si uu ugu Sheego inuu Rabo inuu Islaamo. waxaa lagu yiri: Nabiga CSW iyo Saaxiibadiisa waxey u Baxeen Dhinacaas iyo Buurta Uxud, waxeyna la soo Dagaalamayaan Mushrikiintii Quraysh.

Camar wuu Baxay ilaa Meeshii uu ka gaaray Buurtii Uxud, Markiiba wuxuu la kulmay Nabiga CSW, Asaga oo ay Daamankiisu ka Qubanayaan illin Farxad Darteed, Halkii ayuuna Nabiga CSW, Hortiisa ku Islaamay, Dagaalkii Baa Biloowday ka dibna Nabiga CSW, wuxuu Amray inuu Seefta Qaato oo uu Dagaalka Dhinac ka galo, Camar Dagaalkii ayuu Dhinaciisa ka galay, wuxuuna Maalintaas u Dagaalamay si aan Caadi ahayn ilaa ay kaga Dhacaday Seef, Dhaawac aad u Darana uu soo gaaray, Inta aysan Nafta ka bixin ayaa waxaa Arkay Dad ay Qaraabo yihiin, wey u soo Dhawaadeen, ka dibna waxey ku yiraahdeen Camarow maxaa ku keenay Halkaan, ma Naceeb aad u Qabtid Reerka aad ka Dhalatay Mise Jecel Islaamka aad u Qabtid ayaa ku timid?, wuxuu yiri: waxaan u imid Jaceyl aan u Qabo Islaamka, waana Islaamay Rabbi iyo Rasuulkiisna waan Rumeeyay, ka dibna waxaan Dhinacayga ka Qaatay Seefta Dagaalkii ayaa Sidaas ku soo galay ilaa waxaad Arkaysaan uu iga soo gaaray. Haddaba in yar ka dibna wey ka Baxaday Naftii, wuxuuna la kulmay Rabigiisii. Saxaabadii Rasuulka CSW, ayey u yimaadeen waxeyna weydiiyeen Xaaladda Camar Binu Thabit. Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Waa Ahlu Janno.
Wabillaahi Towfiiq.
(ILAAHOOW JANNADA NAGU ARZAAQ).

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

Qiso yaroo cajiib ah

12:15 AM 0
Qiso yaroo cajiib ah
QISO YAR OO CAJIIB AH.
Wiil ayaa wuxuu jeclaaday Gabar aad u Qurux badan, ka dib Aabihiis ayuu ku yiri:- Aabe Gabar ayaan Rabaa inaan Guursado, Kolkaas ayaa Aabihii Wiilkiisa ku yiri:- waa Hagaag ee Gabadha ma mid aad adiga is jeceshihiin baa mise waa mid aad Rabtid inaan kuu doono, Wiilkii ayaa ugu jawaabay:- Aabe Gabadha waa mid aad ii soo jiidatay oo aan Rabo inaad ii Doontid, Aabihii ayaa yiri:- waa yahay bal i Tus Gabadhaasi. Haddaba, Aabihii markii la soo Tusay ee uu Arkay Gabadhii ayuu ku yiri Wiilkiisa:- Aabe tani Adiga way kaa Qabweyn tahay ee Aniga ii daa, Wiilkii wuu ka Diiday Aabihiisa Arintaasi, dabadeed waxay iskula Tageen Maxkamadda, ka dib Ninkii Xaakinka ahaa ayaa yiri:- Aaway Gabadhu, markuu Arkay ayaa isagana Damac galay oo ku yiri:- Labadiina ma idiin Qalantee Qoftaan Aniga haleygu Faataxeey, Haddanaa Wiilkii iyo Aabihiisa wey ka Biyo diideen Xaakimkii Hadalkiisa, dabadeed waxaa la iskula Tagay Wasiirka, isagiina markuu Gabadhii arkay ayuu sidii oo kale ku yiri.

Halkaa markay Arrinta Marayso ayey Gabadhii ku tiri:- Haddaad Dhamaatiina Aniga i Dooneysaan, waxaad ku kala Baxeysaan sidan:- Waan Ordayaa ee Ruuxa i soo Gaara ayaa i Guursanaayo, ka dib Nin walba Cagtuu wax ka Dayay mid Daalo oo iska Fariisto iyo mid kufa, ayey noqdeen.
Haddaba, markey wada Fariisteen oo ay Gaari waayeen ayaa Iyadii intey Qososhay ayey ku tiri:- Aniga waxaan ahay Adduun, Qof kasta ayaa i jecel, laakin Qof walba siduu ii jecel yahay isagoon Guul iga Gaarin ayuu iga Tegayaa, marka waxba ha isku keey Daalinina ee Rabbigiina Caabuda oo Aakhiradiina Shaqeysta, waxaadna Ogaataan (Hammiga Bini'aadanka inuu Dheer yahay, Mowdkuna inuu Dhow yahay - همة الانسان بعيد والموت قريب).
Wabillaahi Towfiiq.
(ALLOOW ADDUUN & AAKHIRO NOO NAXRIISO).

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

Tuesday, May 13, 2014

QISO WIIL DHALINYARO AH OO KUdhacday

6:34 PM 0
QISO WIIL DHALINYARO AH OO KUdhacday
Waa wiil dhalin yara ah, Da’diisuna ay tahay 20 Sano jir waxa uu ahaa mid ku Da’daalo Salaadaha gaar ahaan Salaada Subax jamecadeeda, Maalin maalmaha ka mid ah sida uu ahaa Dhaqankiisa waxa uu Guriga ka baxay inta aanan lagaarin Aadaankii Salaada Subax wuxuuna soo aaday Masaajidka, kadib markii uu Tukaday Labadii rakcadood Sunada Masjidka, waxaa uu Bilaabay in uu soo qaato Kitaab Quraan si uu u Aqristo inta laga gaarayo wakhtiga Gelitaanka Salaada, Waa la Aqimay Salaadii, wuu istaagay si uu Kitaabkii meeshii uu ka soo qaaday ugu celiyo, kadibna waxa uu galay Safkii ugu horeeyay si uu iimaankii ugu xirto Salaadii, Iimaankii oo Dadka (Safka) Simaayo iyo Dadkii Salaada u taagnaa ayaa Halmar waxay ka war heleen Wiilkii Dhalinyarada ahaa oo Halmar Istaaga ka dhacay, markii la Fiiriyayna waxa uu ahaa mid Miyir Daboolmay, Isla markiiba waxaa loola soo Cararay Isbitaalka.


Dr Khaalid Al’Jubeyri ahna Nin Daaci ah markaasna joogay Isbitaalka ayaa Dhacdaan ka waramaayo wuxuuna ku bilaabay sidatan:- Wakhtiga wuxuu ahaa Xili Waaga uu Baryi rabo waxaana la noo keenay wiil dhalin yaro ah loona wado sidii Qof Dhintay oo kale, islamarkiiba waxaan bilaabay in aan baaro Xaaladiisa Caafimaad durba waxaan ogaaday in uu Dhiig ku furmay Garaacida wadnihiisa uu aad u hooseeyo, waxaan Fiiriyay Wiilka mise Naftii baa aad u hayso, waxaadna moodaa in ay ka sii baxayso, waxaan isku daynay in aan ka shaqeysiiyo wadnihiisa iskuna dayno in aan waxaan u qaban karo aan u qabto, waxaan ag istaajiyay Dhaqtar si xaaladiisa dhaq dhaqaaq uu ula socdo, anigana waxaa doonay Qalab aan markaas u baahneyn, dag dag baan islamarkiiba ku soo laabtay Idhahaygu waxay islamarkii qabteyn Dhaqtarkii aan Wiilka uga tagay oo

Monday, May 12, 2014

Qiso ku sabsan hooyo macaan.

5:53 AM 0
Qiso ku sabsan hooyo macaan.
Qofkii aanan Qiimeeynin Qiimaha Nolashiisa ay Hooyadiis ku leedahay Ma helo Asagana Qof Qiimeeya Qiimaha Nolashiisa!Wiil Dhaqtar aha ayaa waxaa uu Doonay Gabar,Kadib markii ay ogaatay Duruufta Wiilka uu ku Noolyahay ayaa waxay ku xirtay Shardi midkaas oo ah In Maalinta Xaflada ay dhacayso in aysan Hooyadiis imaan xaflada!!Wiilkii Dhalanyiradii ahaa Arinti wax uu ka suubiyo ayuu garan waayay waxa uuna la tashaday Wiil Saaxiibkiis ah Aabihiis ahaana Macalin Jaamacada wax ka dhigo intabadana asaga ayuu la tashan jiray waxii talo ahana waa uu ka qaadan jiray...Markii uu Arantii uga waramay uu dhaqagaystay ayuu waxa uu Wiilkii way diiyay maxay tahay Sababta ay Shuruuda ay kuugu Xirtay?


 waxa uu si Xishood leh ugu jawaabay oo uu yiri: Aabahay waxa uu dhintay Aniga oo Sanad Jira, Intaas waxii ka dambeeyay waxaa isoo korisatay Hooyaday waxay masruufkayga ka soo saari jirtay Dadka ayay dharka u dhaqi Jirtay waxa ka soo galao ayay igu masaruufi jirtaya islamar ahaantaasna waxbarashadaydana ay ka bixin jirtay...Waxaas oo dhana waxay ahaayen wax la soo dhaafay! mana rabo Dhib in ay Nolashayda ku noqoto!! hadana waxaan rabaa in aan Aniga Mustaqbalkayga dhisto! Macalinkii ayaa waxa uu ku yiri Wiilkii waxaan kaa rabaa in

Qiso Diini Ah Oo Aad U Xanuun Badan Dhacdayna Xiligii Rasuulka SCW “Ku Cibro Qaado.

5:48 AM 0
Qiso Diini Ah Oo Aad U Xanuun Badan Dhacdayna Xiligii Rasuulka SCW “Ku Cibro Qaado.
Waxaa la yiri Waqtigii Rasuulka CSW, inuu jiray Wiil
Dhalinyaro ah oo la yiraahdo Calqamah, Wuxuu
ahaa mid aad ugu Dadaala Daacada ilaahey,
Salaadda, Soonka iyo Sadaqada, Wuu Jiradey
waxaa aad u Adkaatay Jiradiisa, Xaaskiisa ayaa
waxey u tagtay Rasuulka CSW, waxeyna ku tiri:- Rasuulkii Alloow:- Ninkeyga Calmaqah wuu Jiran
yahay, waxaan dooney inaan ku Ogaysiiyo
Rasuulkii Ilaahayoow Xaalkiisa. Rasuulka CSW, Wuxuu u direy Cammaar, Suhayb
iyo Bilaal wuxuuna ku yiri:-

 uTaga oo Shahaadada u Qabta, wey Aadeen, Guriga ayeyna ugu Galeen,
waxey Arkeen asaga oo Harjadaya oo ay Naftu
Dhibeyso, waxey u Meeriyeen Towxiidka ( ﻻﺍ ﻪﻟﺍ ﻻ ﻪﻠﻟﺍ ) Carabkiisu ma awoodin inuu dhaho, waxey u
Cid-direen Rasuulka CSW, iyagoo u Sheegaya
inuusan Carabkiisu karin Shahaadada, 
Wuxuu yir:-
Nabigu CSW:- Labadiisa Waalid mid ma Nool yahay?. Waxey dhahen:- Rasuulkii Alloow, Hooyo Da’ ah,
ayaa dhashay. Kolkaas ayuu Rasuulka CSW, yiri
Hooyada ha leeygu yeero, Kuna dhaha hadaad u
tagi kartid Rasuulka CSW, ayaa kuu baahan, haddii
kale Gurigaga Joog ilaa uu kuu yimaado, wuu u
Tagey wuuna u Sheegay Aqbaartii Rasuulka CSW, waxeyna tiri:- Nafteyda Naftiisa waan ku
Furanayaa, Anigaa mudan inaan u Tago Rasuulka
CSW.. Wey Cuskatey oo waxey ku Istaagtey Ul, waxey u
Timid Rasuulka CSW, weyna Salaantey, wuuna ka
Qaaday Salaanta, wuxuuna ku yiri:- Hooyadii
Calqamah Run ii sheeg Hadaad Been ii Sheegtid
Waxyi baa Alle Xagiisa ka imaan:- See ahaan jirey
Xaalka Wiilkaaga Calqamah?. Waxay ku tiri:- Rasuulki Alloow

XUSUUSNOOW NIMCOOYINKA RABBI.

5:40 AM 0
Qiso Cajiib ah. Cabdallah Bincmah Wuxuu ahaa nin Xubnihiisa Shaqeen waayeen, waxaana noqday Qof Baraalis (mayd) oo kale ah, ma Dhaqaaqi karo, Madaxa Bes buu Dhaqaajin karaa.... Wuxuu is Dhihi jiray waxaad tahay Qofka ugu Xaaladda Xun Dadka, lakiin Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa layiri:- 


Ma lagu Tusaa Qof kaa daran?, Markaas ayuu yiri Haa.Haddaba, waxaa loo geeyey Nin sidiisa oo kale ah, laakiin waxaa uu uga sii Liitay, Ninkaasi ma Hadli karo, wax ma Maqlikaro, Madaxana ma Dhaqaajinkaro.Intaas waxaa ka sii daran waxaa dhacday mar inay Ehelkiisa ay Arkeen asagoo Ooyaya oo ilmo ka socoto markay sii Fiiriyeen bay Arkee Dhiig, markay sii Raaceen dhiiggiina waxay arkeen in Labo Farood ay Go’an tahay waxa Goosteyna uu ahaa Dooli… waayo asagu ma Qaylin karo, Mana Dhaq-dhaqaaqi karo.Haddaba, Cabdallah Bincmah Wuxuu Yiri:- 

Sunday, May 4, 2014

Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda.

4:20 PM 0
Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda

Waxaa loo Aasi Waayay Way Cusleed, Naxashkii Bay Ka soo Saari Waayeen, Markaas ayuu Sheekhii Ku Tukanaayay u Diray Sheekh kale oo ka Cilmi Badan oo uu yiri:- Haweentan Waa Laqaadi La’yahay. Markaasuu yiri:- Ku Aqri Aayado Qur’aan ah,

Markuu ku Aqriyay Bey Dhaqaajiyeen oo ay Qabrigii Xaawileen iney Geliyaan, WiilKeeda baa Qabriga Gudihiisa ku jiray oo yiri Hooyadeey Lugaheeda ii Dhiiba Si aan u Dhigo hoos oo Cowradeeda Loo Arkin, Markaasaa Dhulka la dhigay oo ay Diiday Madaxeeda in Qiblada Loo Jeediyo, Wiilkeeda baa yiri Sheekhoow Ma Fiirin Karaa Hooyadeey? Sheekhii ayaa yiri Haa, Laakin aan Ka baxo Aniga Marka Hore.


Haddaba, markuu Sheekhii ka baxay ee uu Wiilkii Hooyadiis Fiiriyey buu Qaracmay oo uu Cararay Sheekhii Baa soo Qabtay oo yiri ii Sheeg Maxaad Aragtay oo Aad La Qaracantay,

Qiso Cajiib Ah oo aad aqoon Badan Aad Ka Kororsan .doontid

4:09 PM 0
Qiso Cajiib Ah oo aad aqoon Badan Aad Ka Kororsan .doontid
Qiso Cajiib Ah oo aad aqoon Badan Aad Ka Kororsan doontid.

Hooyo Muslimad ah ooQurbaha ku Nool ayaa waxey ku Fikirtay si ay Caruurteeda ugu Badbaadin laheyd Fitnada Gaalada, Maadaama ay ku Noolaayeen Qaarada Yurub. Waxey Xaajigeeda u sheegtay Caruurteeda ineysan geyn doonin Iskuulada Gaalada, Nasiib Wanaag wuu ka Aqbalay. Caruurta waxey ku Tarbiyeysa Qaabka loo Weyso qaato, loona Tukado markasta ay wax Rabaana waxey ku Dhihi jirtay soo Weyso qaata Labo Rakcadood oo Suno ah Tukada, ka dib Weydiista Allaah wuu idin Siinaya. 


Caruurteeda Guriga bey ku heysan jirtay Quraanka bey si Fiican u Bartay, misana Gurigeeda wey ka Mamnuucday TV iyo waxii la mid ah. ka dib ayaa Xaajigeeda geliyay Caruurtii Dugsi Quraan. Inta aysan Caruurta ka soo Laaban Dugsiga ayey Cunto intey u Diyaariso ay Qolka ugu soo Xirtaa. Markey yimaadaan ayey ku Tiraahdaa Gaajo maa Idiin heysaa markey Haa yiraahdaan ayey ku Tiraaahdaa soo Weysa qaata oo Laba Rakcadooda tukada, ka dib Alle weydiista, markey Salaada ka baxaan ayey ku Tiraahdaa Alle wuu Idiin siiyay Qolkaas Gala ee Cuna Cuntada. Waxey sidaas yeeshaba markasta ay ka soo Laabtaan Dugsiga, Maalin

Qiso Cajiib ah:subxanalah wuxu dhintay isaga oo sooman wuxu dhintay maalin jimce ah oo nabigu scw sheegay inaanu qofkaas cadaabo qabri lahayn

4:04 PM 0
Qiso Cajiib ah:subxanalah wuxu dhintay isaga oo sooman wuxu dhintay maalin jimce ah oo nabigu scw sheegay inaanu qofkaas cadaabo qabri lahayn
Qiso Cajiib ah

wiilkan dhalinyarada ah wuxu dhahay waxan ahayn arday tiro fara badan ah oo dhigata jaamacad ku taala magaalada aan ku noolahay waxa nagu fara badnaa xafladaha ay ardaydu qabsanaso markaa anagu waxan ahayn koox heesta oo xafladaha ka heesta waxa musiga noo tumi jiray wiil maxamed la dhaho! dabeeto maalin ayuu nooyimid maxamed isaga oo badalan wajigiisa nuur ka muuqdo si edeblehna u socda markaas ayaanu ku dhahnay maxamed maxaa ku helay wuxu nagu dhahay ilaahay ayaan u tawbad keenay mana rabo ficilada xun inaan mardanbe sameeyo! markaas ayuu hadana bilaabay inuu na waaniyo isaga oo dhahaya wlalaalayaal ma garanano xili aan dhimanano imisaa iyaga oo caafimaad qaba dhintay iyaga oon xanuun hayn! ma ogin xili malagu inoo iman inay tahay hada mar dhow barri ilaahay ayaa og walal aynu tawbad keeno ilaahayna u noqono bishu waa ramadaan khayrka aynu badsano! dabeeto

Thursday, May 1, 2014

Qiso Cajiib ah: qofka ILAAHAY swt ka baqa ILAAHAY wuxu uyeela wax kasta xal iyo dhinac uu uga baxo, waxanu ka arsaaqaa meel aanu ka filanayn

9:09 PM 0
Qiso Cajiib ah: qofka ILAAHAY swt ka baqa ILAAHAY wuxu uyeela wax kasta xal iyo dhinac uu uga baxo, waxanu ka arsaaqaa meel aanu ka filanayn
Qiso Cajiib ah

Wiil dhalinyaro ah ayaa wuxu dhigan jiray Jaamacada azhar waqti hore, waxuuna wax ka dhigan jiray xalqad sheekh dhigi jiray. c|laahi wuxu kayimid tuulo fog cid magaalada kuma laha hadaba maalin ayuu xalqada sheekha ka habsaamay dabeeto cuntadii ayaa ardaydii sheekha wax ka baran jirtay iska cuneen dabeeto markuu wax uu cuno waayay ayuu suuqa u soo baxay waa intaasoo wax yar uu cuno soo helaaye inyar markuu soo socday ayaa wuxu arkay guri furan oo miis cunto ah dhex yaalo si dag dag ah ayuu gurigii u soo galay cidna ma arkayso markuu cuntadii soo qaaday uu gacmahiisa ku hayo ayuu isdhahay miyaanad ilaahay ka baqanayn halkan miyaanad cilmi u iman cilmiguna waa nuur miyaad cuni adigoon cidii lahayd waydiisan ! 



markaas ayuu iskaga tagay wuxu ku soo laabtay xalqadii sheekha isaga oon waxa cunin gaajo la ildaran cidna aanay ogayn ilaahay mooyaane! dabeeto waxa si dag dag ah sheekhii ugu soo gashay gabadh waxayna sheekhii dhagta ugu sheegtay hadalo uu c|laahi fahmi waayay! markaas ayuu sheekhii dhahay

Tuesday, April 29, 2014

Qiso Cajiib Ah; Gabadh Illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La doonayay oo Isna ay Hanuunkiisa iyadu Sabab u Noqotay.

3:27 PM 0
Qisadan waxa ka sheekaynaya Wiilka Ay ku dhacday. Wuxuuna yiri: Waxaan Ahaa Mid Aanan tukan salaadda, sigaarka Afuufa, xumaha Isaga dhex jira, Ma Aanan dareensanayn dambi, toobadna Haba sheegin. Waxaan ku farxi jirey Inaan Ahay Muslim, Naxariista Rabbina Ay Wayntahay Laakiin Waxaan illawsanaa In ciqaabtiisu Ay daran tahay, Qabashadiisuna Aanan laga baxsan karin. Waligey Masjidka Maan galin Inkastoo uu Masjidka Ii dhawaa. Xilli Walba Waxaan Maqli jirey Aadaanka salaadaha Laakiin Maan Ajiibin
Waligay Bisha Ramadan Markay soo gasha Waa bisha kaliya ee Aan tukan jirey Waana soomi jirey. Ma garanayo sababta, Ma bishaas baan caabudi jiray.
Sidaas Oo Ay tahay xataa bishaasi Ma geli jirin masjidka.

Habeenkii Waxaan u tagi jirey si Aan saaxiibadeyda ula soo
dhafro. Xiliyada Qaarna galab Hore baan bixi jiray Oo Aan uun Magalada gali jirey. Kama Aanan fikiri jirin guur, caruur & Mustaqbal Midna Inkasta oo Aan Wax ku darsaday da'dii 35aad.


Markaan gurigayga kasoo baxayo Ayaa waxaan Wadada Hortayda Ah ku Arki jiray gabar Ayada dhan Wada xijaaban Oo Masjidka Inoo dhaw galaysa, Waxaan Iska dhaadhiciyay sidii Aan gabadhaas kula hadli Lahaa Oo Aan gurigayga ku keensan lahaa. Naftayda xumaan Ayay iiqurxineysaa shaydaana bini'aadamka Wuu dhagraa Iima muuqato Haybada &
sharafta ka muuqata gabadha. Markay socoto Waxaad moodaa In waddada ka bax la yiri, darbiga Ayay isku dhejin jirtay. Inta badan waxaan Arki jirey ayadoo u socota salaadda Casarka.

Waxaan go'aan saday Inaan La hadlo, laakiin iima jawaabto
dhowr galab hadii aan sidaasi u bartilmameedsan jiray bay i dhibsatay, galabkii dambe Ayayna go'aansatay Inay ila hadasho Meel Aan Albaabka gurigayga ka fogeyn bay mareysay. Markaa bay igu tiri

Qiso cajiib ah: Nin saalixiinta ka mid ahaa oo ziyaartay qabuuraha.

2:04 PM 0
QISO CAJIIB AH.

Nin Saalixiintii ka mid ahaa ayaa Maalin Ziyaartay Qabuuraha, Markaasaa la waydiiyey:- Xagee Jirtay Maanta?
Waxuuna ku Jawaabay:- Waxaan la joogay Dad Haddii Aad la Joogtana Aan ku Dhibeynin, Haddii aad ka Maqan tahayna Aan ku Xamaneynin.
Markaasaa lagu yiri:- Dadkaas waa kuwee?

Wuxuu yiri:- Waa Ahlul Qubuur.
Misana waxaa la yiri:- Ma u soo Duceysay?
Wuxuu ku Jawaabay:- Duco Iska Daayee Waan Wada Hadalnay.
Markaasaa Lagu yiri:- Maxaa ku wada Hadasheen?
Wuxuu yiri:- Waxaan ku iri Ahlu Qubuurkii Goorma Ayaad Halkaan Ka Guureysaan?
Kolkaas ayey yiraahdeen:- Haye maxey ku yiraahdeen hee?
Wuxuu yiri:- Waxey yiraahdeen Markii aad noo Timaadaan Baan Halkaan Ka wada Guureynaa.
Markaaseey yiraahdeen:- War uma Heysid Magaalada Rootigii Iyo Ceeshkii wey Qaaliyoobeen.
kolkaas ayuu ku yiri:- علينا ان نعبده كما أمر وعليه ان يرزقنا كما وعد
oo Macnaheedu yahay:-

Saturday, April 26, 2014

QISO CAJIIB AH. (Boqorkii ka Cararay Boqortooyadiisii).

8:21 PM 0
QISO CAJIIB AH.
(Boqorkii ka Cararay Boqortooyadiisii).

Nin Ummadihii Hore ka mid ah oo uu ku sugan yahay Boqortooyadiisii ayaa Fakarey, wuxuuna gartay inuu Boqortooyada ka Dhammaanaayo, waxa uu ku Dhex jirana uu ka Mashquuliyey Cibaadada Rabbigiis, markaas buu Habeen Habeenada ka mid ah ka Dhuuntay Qasriga, wuxuuna ku Waabariistay Boqortooyo kale, wuxuuna Tagey Xeebta, wuxuuna Mushqaayad ku samayn jirey Labanka (Bulukeetiga), wuuna Cuni jirey, Haraagana wuu Sadaqaysan jirey, sidaasna kama Suulin ilaa Arrinkiisa, Cibaadadiisa iyo Fadligiisu gaaray Boqorkoodii.


Markaas ayaa Boqorkoodii u soo Cid diray inuu u yimaado, wuuna Diiday inuu u yimaado, markaas buu ku soo Celiyey, ilaa saddex jeer, wuuna Diiday inuu u yimaado, ka dib Boqorkii wuxuu soo Fuulay Faraskiisii, Ninkii markuu arkay boqorkii ayuu Cararay, Haddaba Boqorkii markuu Arrintaas arkay ayuu ka Daba Orday, mase gaarin.

markaas ayuu Boqorkii u yeeray Ninkii isagoo dhahaayo:-

QISO YAR OO CAJIIB AH. ILAAHAYOW KHAATUMADA NOO SUUBI. AAMIN.

7:45 PM 0
QISO YAR OO CAJIIB AH. ILAAHAYOW KHAATUMADA NOO SUUBI. AAMIN.
QISO YAR OO CAJIIB AH.

Waxaa jiray Nin Salaadaha Masaajidka ku ilaalin jiray oo lagu yaqaanay Masjidka, Ninkii ayaa Xanunsaday markii Masjidkii laga waayey ayaa Nin Sheekh ah oo Masjidka isku yaqaaneen ayaa Damcay inuu soo Booqdo markuu tagay ayuu Arkay Ninkii oo Sakaraad ah, markaasuu Sheekhu ku yiri:- Towxiidka Qabso. Wuxuu ku jawaabay:- Sheekhoow Aniga iyo Kalimadda aad Sheegayso waa nala kala Dhexmaray (yacni ma Awoodo inaan ku Dhawaaqo), Sheekhii ayaa intuu Naxay ku yiri:- Sabab Sow Adigii Salaadaha Masjidka ku soo Tukan jiray ee Fiicnaa?, wuxuu yiri:-

DARDAARAN WIIL IYO AABIHIISA:-

7:33 PM 1
DARDAARAN WIIL IYO AABIHIISA:-
Aabaha wuxuu Wiilkiisa ku yiri:-
1- Wiilkeygiyoow wax kasta oo Macaan ayaan Dhadhamiyey, mana Arag wax Caafimaadka ka Macaan.
2- Wiilkeygiyoo wax kastoo Qaraar ayaan Dhadhamiyey, mana Arag wax ka Qaraar badan Dad inaad u Baahatid.
3- Wiilkeygiyoow Wax kasta oo Culus ayaan Qaadaay, mana Arag Wax ka Culus badan Deyn aad Qof ka qaadatay.
4- Wiilkeygiyoow waxaan soo Arkay Dad Malqabeen ah, mana Arag Qof Maalkiisa ku Qanacsan.
5- Wiilkeygiyoow Kuwo i Neceb ayaa ila Coloobeen, mana Arag wax iiga Cadowsan Nafteyda

6- Wiilkeygiyoow Dhar kii u Qurux badnaa ayaan soo Xirtay, mana Arag Wax ka Qurux badan Alle ka cabsiga.
7- Wiilkeygiyoo Labana Xusuusnoow intaad Nooshahay:- Xuska Ilaaheey & Geerida.

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

Monday, April 21, 2014

Qiso Yar oo cajiib ah(Waxey ka dhacday Sweden).

4:07 PM 0
Qiso Yar oo cajiib ah.

(waxey ka dhacday Sweden (Malmo).
Waxaa meel Deggenaa Qoys heysta Diinta Kristaanka, haddaba Qoyskaasi waxey Deris ahaayeen Hooyo Muslim ah, oo aanan weligeeda waxba Dhalin, hase yeeshee Hooyadu waxey aheyd mid mar kasta ku Dadaasha Cibaadada Rabbi, oo Salaadda iyo Dikriga Allaah aad ayey u Xafidi jirtay.
Hooyada ayaa Maalin Qoyskaasi Kiristaanka ahi ku soo Booqdeen Gurigeeda, oo ayna weligooda soo Gelin. Hooyadii waxey u soo Dhoweysay si Kal iyo Laab ah, Qoyskii Kristaanka iyagoo ku Faraxsan Hooyada soo Dhoweynteeda ayey Guriga soo galeen.

Intaas ka dib ayaa Aabihii Qoyska Kiritaanka ahaa weydiiyey:- Hooyo aaway Wehelkaaga (Ninkaaga), waxeyna ugu jawaabtay:-

Sunday, April 13, 2014

Qiso Cajiib ah oo diini Ah Oo Aad U Xanuun Badan Lana Magac Baxday “Qalbi Jabkii Oohinta Badnaa”.

2:02 PM 0
Bara’ah waa Gabar 10jir ah, dhameesayna Quraanka, waliba Tajwiid ku Darsatay.
Waalidiinteed waxay ahayeen Dhakhaatiir Sacuudiga u soo Guuray si u helaan Nolol Wanaagsan. Bara’ah waxay ahayd Gabar Caqli badan, Macalimiinteedu waxay u sheegeen inay Samayso Dugsi Sare ayadoo Da’eedu tahay 10sano. Qoyskeedu waxay ahayeen Qoys yar isla markaasna Diinta aad u jecel.
Maalin maalimaha ka mid ah ayaa Hooyadeed waxay iska Dareentay Xanuun, Waxayna horay ka aaday Cusbitalka si ay isu Baarto. Markiiba waxaa loo sheegay in Xanuunka Kansarka la yiraahdo ay Qabto waliba ay la soo Daahday.


Hooyadii Bara’ah waxay ku Fekertay sida ay Gabdheeda ugu sheegi lahayd, waxayna ku tiri:-

Wednesday, April 9, 2014

QISO CAJIIB AH.ILAAHOOW CADAABTAADA NAGA BAD-BAADI

11:17 PM 0
QISO CAJIIB AH.

Waxaa laga wariyey Mansuur Ibnu Camaar, Inuu yiri waxaan baxay Habeen, Anigoo u maleeyey inuu Waagu beryay, mise waaba Habeen Bar, waxaan hor Fariistay Guri Albaab yar leh, Mise Guriga waxa ka Ooynaaya Wiil Dhalinyaro ah oo leh:-
(ilaahoow Sharaftaada iyo Cizadaada ayaan ku Dhaartay, Ma Dooneeyn inaan Khilaafo Ammarkaaga, Ilaahoow ma aheyn mid Mooggan Awooddaada, mana aheyn mid aan Ogeyn Ciqaabtaada, mana aheyn mid Aragtidaada iska Qarin karaayey, laakin Nafteyda ayaa Xumaantaas ii Qurxisay, waxaana iga Qaalib noqday Xumaanteydii, Haddana Ilaahoow ma heysto Cid Cadaabtaada iga Badbaadineysa ee Ilaahoow adiga ayaan marnaba kaa Maarmin, waxaan kaa Baryaan Dembiyadeyda aan galay inaad iga Cafisid, Cid kale oo Dembiyada Cafisa ma jirto aan Adiga aheyn Rabbiyoow).

Markaas ayaan Argagaxay oo aan Aqariyey Aayadan Quraanka ah oo Dhaheysa:- (Kuwa Allaah iyo Maalinta Qiyaame Rumeeyayoow, uga diga Nafihiina iyo Ehelkiinaba Naar, Naartaas oo lagu Huriyo Dad iyo Dhagaxaan, korkeedana ay ku Sugan yihiin Malaa'ig, Ad-adag oo Argagax leh, oo aan Allaah Caasiyayn waxa uu Faro, Falaayana waxa uu Amro).
Markuu Waagii Baryay ayaan arkayba Gurigii oo Tacsi taal, misana waxaan arkay


QISO CAJIIB AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO.

10:59 PM 0


QISO CAJIIB AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO ( Walaalkeygow iyo Walaasheydiyee Aqriso ).

Sheekha Riyooyinka Fasiro, oo lagu Magacaabo Sheekh Wasiim yuusuf ayaa waxa uu ka Sheekeenayaa Arrin ku Dhacday, wuxuuna Hadalkiisa ku Bilaabay:- Haweenay ayaa iila soo Xiriirtay way Oynaysay ilaah aan ku Dhaartee Oohinteeda ayaa Oohin iiga keeni Gaartay.
Markaas ayaan iri: Walaashey Nafta Adkeey si aan ku Maqlo, kolkaas ayaan ku iri Maxaa kugu Dhacay?, waxay tiri Dembi Dhaaf ma leeyahay Aniga? Kolkaas ayuu Sheekhii yiri:- Dembi Dhaafka maxaad Sameysay?,
Waxey tiri:- Aniga iyo Ninkeyga ayaa Dhib inaga Dhex dhacay., Sheekhii baa yiri:- bal ii Sheeg? kolkaas ayey tiri:-Aniga waxaan Fadhiyey Barandada ama Daashka, waana Canaananaayey waxaana dhahaayey Adiga haddii aad Nin tahay Ifur Adiga Sharaf ma lihid haddii aad Sharaf leedahay Ifur,
Isagana wuu i soo Fiirinayaa, ka dib

Saturday, February 1, 2014

Qiso cajiib ah: ILAAHEY AYAAN KA XISHOODAY.

10:59 PM 0
QISO CAJIIB AH.
(Ilaaheey ayaan ka Xishooday).

Qisadaan wuxuu Imaamkii weynaa ee Imaam Dahabi uga Sheekeeyey Kitaabkiisa Siyar Al-Axlaam. wuxuuna ku Bilaabey sidatan:- Dad badan ayaa Safrayey galay Xili Habeen ay tahay, markaas ayaa Waqtiga ku Dhacay oo meel Hawd ah (duur) iskaga Hoydeen. Markey isku Diyaariyeen iney Jiiftaan Duurka, ayaa waxaa yimid Libaax, dhamaantood way Boodeen oo Geedka ayey...

Fuuleen, markii laga Reebo Hal Nin oo Xiligaas Salaatullayl ku jirey. Libaaxii wuxuu ku kor Wareegtay Ninkii Salaada Tukanaayey, Ninkiina Salaadiisii ayuu iska sii watey, ka dibna Libaaxii isagoon, wax ku Sameynin ayuu iska baxay. Kolkii uu Salaadii Dhameestey ayaa Saxiibadiis ku yiraahdeen:- War Saaxiboow ma waalan tahey sow maadan Arkeynin Libaaxa? Adigana waad iska Taagan tahey, maka Baqeysid miyaa inuu ku Cuno?, Markaas buu ku yiri Saaxiibadiisa:-

Wednesday, January 29, 2014

Qiso cajiib ah, oo faa,ido badan.

2:43 PM 0
Qiso cajiib ah, oo faa,ido badan.
Nin waxaa jirey fundi ahaa oo guryaha dhiso wuxuuna ushaqayn jirey mid kamida sharikadaha waawayn.
Ninkii fuundiga ahaa waa waynaaday hawl gabna wuu noqday. wuxuuna ka codsaday shirkadii inuu shaqada kafariisto maadaama uu waayeel noqday shirkadana wakhti badan usoo shaqeeyey. wuxuuna dhiibtay warqadii rukhsada.
Wuxuuna udhiibay ninkii sharikadda uwaynaa.
Markuu ka qaaday warqadii ayuu ku yiri w
aan ku fasaxaynaa laakin hal shardi ayaan kuugu fasaxaynaa.
Fuundigii duqoobay wuxuu yiri .waa maxay shardiga aad iga codsanayso.
Wuxuu yiri ninkii sharikadda u waynaa.
Shardiga aan kuugu xirayo waxay tahay maadaama aad naga tagayso waxaan kaa codsanayaa inaad noo dhisto halguri oo ahaa kii kuugu dambeeyey ood noo dhisto.
Fuundigii wuxuu yiri waa yahay.
Wuxuuna billaabay dhismihii guriga isagoo boobsiinaya dhismaha guriga.

waayo waxaa kuxiran nasashadiisa.
Gurigii sidii kuwii hore uu udhisi jirey uma uusan dhisin wax walbo wuxuu kadhigay boobsiis iyo kuwaaliti la’ aan,
daaqada xun xun albaab aan tayo lahayn biro tacbaan ah
Wuxuu dhisay guri imooti ah.
Markuu dhameeyey ayuu uyimi ninkii sharikadda uwaynaa wuxuuna ku wargeliyey inuu gurigii dhameeyey.

Isagiina waxaa lagu war geliyey maadaama uu sharikadda in badan usoo shaqeeyey abaalna ku leeyahay

Qiso cajiib ah: Awooda ducada leedahay.

2:35 PM 0
Kulan saxaafadeed ayaa nin ganacsade si weyn looga yaqaano dalka Isu taga Imaaraadka Carabta lagu weydiiyey taariikh soo martay noloshiisa oo uusan marna hilmaami karin, wuxuuna ku jawaabay sidatan:
Habeen habeenada ka mid ah ayaan dareemay welwel iyo caajis, markaasan is iri buu yiri wax xoogaa soo luga baxso oo leyrta soo qaado, intii aan socday ayaan arkay masaajid, markaasaan go'aansaday inaan...

laba rakco iska tukado, kadibna masaajidkaan galay.
Salaadii hadaan dhameystay, waqtiguna yahay mid danbe ayaan masaajidka gudihiisa meel danbe ku arkay qof gacmaha kor u taagaya oo ALLE baryaya, waxaan dareemay in qof dhib iyo kurbo heyso yahay, waan sugay intuu dhameysanayey, kadibna inta u dhowaaday ayaan weydiiyey Walaal ducadaada qof kurbo heysto inaad tahay ayaa ka muuqatay, marka waa maxay dhibkaaga?

QISO CAJIIB AH: Wanaaga uu leeyahay, qof muslim ah oo aad u ceeb asturtid.

2:27 PM 0
Imaam Tujiyo Masaajid weyn oo ku yaalo dalka Suuriya ayaa wuxuu jameecadiisa u sheegay Shan sano ka hor Qiso Cajiib ah oo ku Dhacday. Imamka ayaa sheegay in Habeen Habeenada ka mid ah uu Riyo ku arkay Nabiga CSW, isagoo u sheegay inuu Ninka Deriskiisa ah u Sheego inuu isaga Nabiga CSW uu Jannada Deris kula noqon doono.

Subaxdii markii la tukaday ayuu Imamkii u tagay ninkii deriskiisa ahaa ee fariinta uu uga siday Nabiga CSW, Wuxuuna u sheegay inuu fariin uga sido Nabiga CSW, balse uusan u sheegaynin fariintaas ilAa uu u sheego waxa uu Suubiyay ee uu ku Muteystay Darisnimada Nabiga CSW ee Janada.


Ninkii ayaa diiday inuu Imaamka u sheego waxa uu Suubiyay, Hase ahaatee Imaamkii ayaa asna Dhaartay oo u sheegay inuusan Fariinta Gudbinaynin ilaa uu u Sheego waxa uu ku Muteystay Jaceylka iyo Darisnimada Nabiga CSW. Ninkii ayaa dabadeedna ka Codsaday Imaamka inuusan Dad kale u Sheegin waxa Sirta ah ee uu u Sheegi doono. Imaamkii ayaa Arrintii aqbalay.

Intaasi ka dib Ninkii ayaa bilaabay sheekadii, waxeyna u dhacday sidatan:- Waxaan Guursaday Gabar, Aniga oo u heysta inay tahay Bikro. Reerkeedana sidoo kale ayay Aaminsanaayeen. Hase ahaatee waxa Dhacday markii aan Aqal Galnay inaan Ogaado inaysan Bikro ahayn, balse

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA