SUPPORT WEBSITE

About

Soo dhawaw waa ku mahadsantahay booqashadada websiteka Daarusalaam.
Magaceyga Waa Ibrahim Hashi Ahmed, Waxaan Webkaan u sameeyey, jaceyl aan u qabo aqriska Qisooyinka diiniga ah, ama sheekoyinka xiisaha badan, waxaana ogaaday in dadbadan ila mid yihiin ay ayagana sideydoo kale jecelyihiin qisooyinka iyo sheekooyinka in ay aqristaan.

sidaas baan webkaan iyo kuwo kaleba u sameeyey, waxaan rajeynayaa in aad ka faaiday waxbadan.
Asc.


No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA