SUPPORT WEBSITE

Showing posts with label MARWADII CAQLIGA BADNEED. Show all posts
Showing posts with label MARWADII CAQLIGA BADNEED. Show all posts

Thursday, December 24, 2015

Qiso Jacayl oo diini ah taas oo qofkastoo aqristo ka ilmeysiineyso.Wuxuu ahaa qof iimaan leh, diin leh sida......

10:24 PM 0
Wuxuu ahaa qof iimaan leh, diin leh sida caadada ahna dhaqanka uu yaheyna gabdhaha markii laga helo meelo kale iyo tolka dhexdiisaba tan gabadha tolka ayaa loo cararaa waxeey arkeen gabar tolka ka dhalatey wiilkana ineey u qalanto weey u dooneeen waxeeyna yiraahdeeen waxaanu rabnaaa gabadhaaan wiilkayaga in loo guuriyo...

tolkii gabadha laga soo doontey waa ay soo dhaweeyeen waxeyna ogaayeeen wiilku inuu yahey wiil kheyr badan dhaqan wanaagsan isla markaaana ehlu kheyr ah, kamana aysan gilgilan ineey isla markiiba ay wiilka la noqdaan xidid, arintuna sida caadiga aheyd oo farxada laheyd labo is guursatana uu ahaa ayuu ku dhamaadey...

jaceyl, farxad iyo damaashaad iyo guur aad u heer sareeya ayaa loo dhigey labadii rabbi isku doorey sidoo kale hanbalyo iyo bagaadin ayaa iska daba timid...

guurkii ka dib markii maalmo la soo gudbey, dadkii

QISO YAR OO CAJIIB AH. MARWADII CAQLIGA BADNEED.

4:10 PM 0
Nin Qoraa ahaa ayaa isaga oo Fadhiya Qolka uu had iyo jeer wax ku Qorto Gurigiisa Warqad iyo Qalin soo qaatay ayaa wuxuu Qoray.

Sannadkii aynu ka soo Gudubnay waxaan Sameeyey Qalliin weyn oo aan Bilo badan Cusbitaalka ugu jiray,oo aan Sariirta saarnaa, waxaana sannadkii hore gaaray 60 sanno anigoo Xanuunsanaya, Aabahay wuxuu Geeriyoodey sanadkii aan ka soo Gudubnay, Wiil aan dhalay wuxuu ku dhacay Imtixaankii uu ku Qalin jabin lahaa Kuliyadda Caafimaadka, ka dib markuu ka haray Waxbarashadii Shil gaari oo la soo Gudboonaday Awgii. wuxuuna ku soo gabagabeeyey Warqadii uu qoray Sannad Adag oo aan Dhib badan la kulmay ayuu ahaa Sanadkii hore ee aynu ka soo gudubnay.

Warqaddii wuxuu kaga tagay Miiskii uu ku Qorayey, Xaaskiisii ayaa soo gashay Qolkii, waxayna aragtay Warqada Miiska saaran, weyna Akhriday Warqaddii uu qoray Ninkeedu.
Xaaskii waxey soo qaadatay Warqad kale, intay hadal ku Qortay ayey Warqadii hore Agdhigtay.Ninkii Odayga ahaa ayaa soo noqday waxuu Akhriyey Warqadii Xaaskiisu qortay, waxeyna u qorneyd sida tan:-

Thursday, November 26, 2015

Qiso: Gabadhii dhowrsanaanta badneed.Gabar aad u Qurux badneed, Hanaan Wacana ilaahey ku Maneystay ayaa....

12:08 PM 0
QISO CAJIIB AH. 
Qisadan waa Mid ka mid ah Qisooyinka ugu Cajiibka badan, uguna soo Jiidashada badan oo ay qoreen Culumada Islaamka, ayaan Maanta idiin soo Bandhigeynaa. Qisadaan oo Run ahaantii noqon doonta mid Dareen Baaxad leh kugu Reeb...ta. Gabar aad u Qurux badneed, Hanaan Wacana ilaahey ku Maneystay ayaa waxaa la Sheegay inuu aad uga Helay Nin ay meel isku Arkeen, Ninkii ayaana aad ula Yaabay Gabadhaan Quruxdeeda iyo Qaabka ilaah u Sameeyay. Ninkaan ayaa isku dayay inuu Gabadhan Xiriir la Sameeyo, si uu ula Sheekeysto, balse marar badan ayey ku Gacan Seyrtay, Iyado ka diiday inuu Hadal la Furto. 

Ninkii ayaa Waddo walba u soo maray siduu mar uun ku Heli lahaa Gabdhaan. Balse Adoonta ilaahey ku Xiran, Quruxdana lagu Maneystay ayaa Go’aankeeda ku Adkeysatay, iyadoo Fursad dhan u Diiday inuu Ninkani usoo Dhawaado. Ninkii ayaa Go’aansaday inuu Kufsado Gabadhan, oo uu Xoog wax uga Qaato, maadaama uu Xeelad wax uga waayey, wuxuuna Xoogay Gabadhii oo aan Raali ka aheyn, wax walbana Qasab ayuu uga Qaatay, Balse Arinka la yaabka leh ee Qalbigaaga Dhaqaajin doona ayaa ah Arinka ay Gabadhani ku Dhaqaaqday intii uu Ninkani Howshiisa watay. Gabadhan ayaa Aragtay in Ninkani uu ka Xoog badiyay, wax ay sameyn kartaana aysan jirin, waxeyna ku Fikirtay waxa ugu Dhow ee Gacanteedu Gaarto iney soo Qabsato, balse

Saturday, September 28, 2013

QISO CAJIIB AH OO KAA ILMEESIIN DOONTA Qisadan oo ah mid dhab ah oo dhacdey, waxaa ka sheekeenaayey Sh. Karim Abu zaid waxuuna ku bilaabey sida tan:

3:34 AM 0
QISO CAJIIB AH OO KAA ILMEESIIN DOONTA
Qisadan oo ah mid dhab ah oo dhacdey, waxaa ka sheekeenaayey Sh. Karim Abu zaid waxuuna ku bilaabey sida tan:

Nin iska shaqeeysta oo ku nool wadamada khaliijka, ayaa mudo afar sano ah markuu shaqeestey, oo uu heley lacag ku filan, ayaa waxuu dooney inuu guursado, markaas buu waxuu u tagey aabihiis oo ahaa Nin caalim ah oo wadaad ah, imaam masaajidna ah, waxuuna ka codsadey inuu u dooro gabarta uu guursan lahaa, waliba uusan dooneynin inuu la kulmo ilaa habeenka guurka mooyee?

Kadib abahii oo ahaa nin caalim ah oo diinta ku xeel dheer ayaa u dooney gabar diin leh, laakin aan qurux laheen!

Kadib markii loo guri geeyey ayuu qolkii jiifka u galey gabadhii iyadoo xijaaban!
kadib ayuu ka qaadey xijaabkii mise waxuu aad uga naxey aragtida gabadha oo aan quxooneen. waxuuna is weydiiyey:"Aabahaa maxuu sidan ka wadey oo uu kuugu doorey midaan xun?"


Kadib asigoo niyad jabsan ayuu iska seexdey.

Habeenkii saq dhehe markii la gaarey ayaa gabadhii kicisey ninkeedii oo ku tiri

Monday, July 22, 2013

Qiso Cajiib Ah: Imaamu shaafici iyo Haweeney Jaariyad u ahayd.

4:33 AM 1
Qiso Cajiib Ah: Imaamu shaafici iyo Haweeney Jaariyad u ahayd.
Imaamu shaafici ILAAHAY ha u naxaristee, ayaa isagoo ardeydiisii wax baraya waxaa u timid haweeney jaariyad ama shaqaalo u ahayd waxa ayna tiri:
Shiikhoow, habeenkiina ma iga zineysanee, maalintiina ma ardeyda ayaad u khudbeyneysaa?
imaamu shaafici ayaa si deggan u fiirshay haweeneydii sidookale ardeydii ayaa naxeen
waxa ayna indhaha u taageen waxa uu ku jawaabi doono imaamku.


Imaamu shaafici ayaase yiri: Jaariyadyahay xisaabta aad iga dooneyso waa imisa?
Ardeydii ayaa naxdin iyo anfariir ka qaaday jawaabta shiikha,
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:

SUBSCRIBE YOUTUBE CHANNELKEYGA